Ereyo jaceyl iyo raaligalin|Ereyo jaceyl|2022

waan ogahay inaa radineso ereyo jaceyl aad u dirtid jaceylkaga halkan ka aqriso

ereyo jaceyl
Jaceyku waa sidii dabkii oo kale inuu qalbigaaga diirin doono iyo inuu gurigaaga gubi doono midna ma kala garan kartid.

Waa hubaal haddii aad u dirtid jaceylkaga inaad qalbigisa soo jiidanaysid.

waan ogahay inaa radineso ereyo jaceyl aad u dirtid jaceylkaga,lkn waxad meshii saxda aheed ee aad ka heli laheed.fadlan la soco barnamijyadena kana dhiibo ra yigaga xaga hoose ee comentiga mahadsanid.


Ereyo jaceyl oo macaan udir jaceylkaga:

1:maalintii aan ku arkay ayaan qiray jaceylka inuu wax jira yahay.

2:indhahaygu markasta oo ay ku arkaan waxa dareema jawi farxadeed ka macaan badan malabka.

3:waxaa tahay qofka ay indhaheygu uu ilmeeyan anigoon ogeen waliba oo qalad iga galin.

4:keliya waxa jira labo jeer oo aan damcay inaa nolasha kula wadaago labada sinawaa isla hada iyo inta cimrigeyga ka dhiman

5:xasuus kasta oon aan tirtiro jecelkaagu waakii kazoo hara,waxad ii tahay caalam aan ku dhex noolahay,

6:inta aan noola go aanka kaliya aan si saxa uqaatay waa siinta aan ku siiyay qalbigayga.

7:waxaa tahay qeyb jirkeega ka mid ah jaceylkana labadena si cadalad ayaynu u qeybsanay.

 8:waxan kuu doonaya adiga haa adigoo dhan iyohaliilahaga iyo qaladaadkaga.

9:haddi iska dhax arki karto indhaheyga waad ogaan laheed inta aan ku jeclahay.

10:boos gaar ah ayaad ku leedahay qalbigayga waan ku jeclaan doona waligey.

11:uma baahni kumanaan sababood si aan  dareemo inaan kugu weynahay waxa dhan aa rabo waa in

aan dunida kugu noolaado jaceyl.

12: waxaan doonaya inaan ku jeclaado si aanan waligeed qof bini aadam loo jeclaan.

13:waxaan jecel qaada markasto oo aan ku arko.

14:jaceylka aan ku qabo waligiis ma dhamaan doono.

15:dunida ma yaalo misaan cabiri karo jaceyla aan ku qabo, waxuu ka qoto dheeryahay badda.

16:subax kasta waxay nolasha isiisa sababa cusub oo aan kugu jeclaado.

17:waxaa tahay qofka haayo furayaasha qalbigeyga.

18:haddii ay jiraan wax yaabo aan ka cabsanaayo in aan ifka ku waayo waa adiga.

19:aad ayaan kuu jeclahay mana awoodo inaan ku waayo markasto oo aan wax rajeeyo waxaan rajeeya

in aan waligeeen wadajir ahaano.

20:waxaa tahay dadka qof ka aan ugu jeclahay.

22:jaceylka aan ku qabo qoraal laguma soo koobi karo waayo xad dhaaf ayaan ku jeclahay.

23:midaan doortay aah aah! midaan ku dagoo daryeel ka helaa jaceyl.

 Ereyo jaceyl oo raagalin dareen xambaarsan:

Waxan ka fakerayay wixii naga dhex dhacay aniga iyo adiga waxa qirayaa inaa six un kula dhaqmay.

Adiga iyo inaa leedahay sababkasta oo aad dareentid caro jaceylkega waxa ka codsanaa in aad I cafiso.

Maalmahan oo dhan oo aadan joogin dhinaceyga murug iyo cidlo ayaan daremayay oo aan  wahel la ahaa…

Waligeyga waxaan ku xiisay wax ka badan xiisaheyga ma ogtahay sidaan adigu uga xumahay



Qaladkeyga cafiskaga wuxuu ii noqday u jeedkeyga ugu weeyn.

Jaceylku qof ma dilo waxa uu udhaxeeya nolol iyo geeri runtii ina wax jeclato waxa ey kugu qaadanesa ilbiriqsiyo lkn ruux aa jeceshay ina hilmaamto waxey kugu qaadaneysa inta cimrigaga ka dhiman.

Run ahaantii in badan ayaa ku dhaawacay oo niyada kaa jabiyay misana adigoo iga ilaalinayo niyad jab.

Xili walbo waa igu kalsoon tahay misana adigoo igala kulmay marar badan kalsooni daro.

Waxan aan daremaa murugo hadii aan adiga ku arki waayo.

Waxaan raba ina noqdo garabkaaga.

Waa ka xumahay waxaan rabay ina noqdo qofka kaa farxiya waa ka xumahay halahaan ku dhibay.

Waxan rabaa ina ku tuso riyooyin kala duduwan.

Iga raali noqo waan maser badanahay, waan murugo badanay 

Previous Post Next Post

Contact Form