Ereyo jaceyl oo soo jiidasho leh ku dheh lamanahaga

inaad qof jeclaataa aad bey ufudadahay balse waxa adag ina hesho qof kula qabsanaaya adiga. 

jaceylku waa marka agtaada  uu fadhiyo qof kaas oo xitaa oo xita aan waxba qabaneyn hadana aad dareemayso farxad sababtoo ah jaceylka wuxu ka kooban yahay hal naf oo laba jir kuwada jirta.

Ereyo jaceyl oo soo jiidanaya qalbiyada dadka kala fog halkan ka baro:

1: Nolosha micno yeelan meyso hadii aad adiga ka maqantahay

2:Ka hor inta aan kula kulmin marna ma ogeen waxa ey nolosho tahay,

3:Waxaad mudan tahay dunida oo dhan balse kuma siin karo,wxa ku siin karo ayaa ah dunida wanaagsan ee dhankeyga ah.

4:Waxaan isku dayay ina nolaado la aanta balse waan shalaaye.

5:Boqolaal qalbi ma qaadi karaan jaceylka xad dhaafka ee aan ku qabo.

6:Mararka qaar adiga ayaa ka fikiraa,marka aad iga maqan tahayna nafteydah waan la qoslaa,balse waxey

dadka ina walanay.

7:Waxaa tahay qof I dareensiyey waxa ay nolosha tahay.

8:Dhageysiga codkaga waxuu qalbigega ka dhigay mid aa u dabacsan oo wax waliba u dhaga nugul.

9:Waan ku jeclahay, waxaan aa kugu qofka caajibka ah ee aa tahay.

10:Waxaad isiisay geesinimada waxaadna igu qancisay.

11:Taageerida iyo daryeelkaagu nolosheyda gebi ahaanba wey badaleen.

12:hadii aad i xasuusato waxba igama gelin qof kale ilowshiyihisa.

13:waxa tahay oo noqon doonta riyadeyda.

14:jaceylku waa marka agtaada u fadhiyo qof kaas oo xitaa aan waxba qabaneyn hada aad dareemayso farxad.

15:jaceylku waxuu ka kooban yahay hal naf oo labada wada kuwada jirta.

16:jaceyka waa sida dabayshii oo kale ma arki karo balse waan dareemi karaa.

17:inaan ku jeclaado maaha ikhtiyaar ee waa ahmiyad.

18:jaceylka aan kuu qabo malaha qoto xuduudkiisuna mar walba wuu si fidaya.

19:jaceylka dhabta waa naadir waan waxa qudha nolosha micno uyeela.

20:markaan daawadey dhoolacadeyntada waxaan arkay shey ka qurux badan xitaa xidigaha.

21:markaan ku arkoba jaceyl ayaa igu dhaco adna waad dhoolacadeysaa waayo waa ogtahy.

22:jaceylka dhabta ah waa inaad naftaada ka hormariso qof kale.

23:ha guursan qof aad la noolato ee guurso qof aa la'aantis noolan karayn.

24:ma doonayo inaa indhaha isku qabto mana doonayo inaa luloodo waayo waxan ka cabsanaya inaan ku waayo adiga.

25:waxan kuu balan qaadaya inaan ku jeclaan doono abid iyo maalin kasto oo ka mid ah waligeed.

26:waan seexda habeenki anigoo dhoola cadeynaya waayo waxan ogahay inaan kugu riyoonayo,subixina waan soo kacaa anigoo dhoolacadeynaya waayo waa ogahay inaanad riyo ahen.

31:ku haay qalbiga jaceylka waayo isaga la'aantiis waa beer bila qorax ah ubaxyadiina ay dhinteen.

32:waxa laga yaaba inaanan aheyn jaceylkagi ugu horeyay balse waxan doonaya inaa noqdo kaagi ugu dambeeyay.

33:markan soo bixi soo kaco adiga ayaan ka fikiraa markan seexanaya sidoo kale inta saacadood u dhaxeysana inaga ayaa inaga fekeraya.

34:waan ku jeclaan doona ilaa  inta ay xidiguhu ay daadan doonan gebi ahaanba dayaxiina uu joojiyo inuu iftiimiyo dunida.

35:waan ku jeclahay wax kastaba ha dhacaan weliga taas ha hilmaamin.

36:waana ku jeclaan doona waxa tahy qeyb ka mid ah wadnaheyga .

37:jaceylkaga waa i badaley gebi ahaanba dadku waxey i dhahaan waad is bedeshay waayo markii aan ku jeclaaday ayey wax waliba is badaleen.

37:waan jeclahay markaan ku qabto adigoo i eegaya ee aad sii jeesato adigoo dhoolacadeyna.

38:waxan ku jeclahay in igu filan inaaan kuu dagaalaamo naftana kuu huro hadii aad u baahato iyadoo aanan waxba sheegayn masaafada ino dhaxeysa.

Halkan ka aqriso:

20+ ereyo jaceyl oo qalbiga taabanaya

ereyo jaceyl iyo raaligin

1 Comments

Previous Post Next Post

Contact Form