Jacelku maha wax si fudud eray iska ah lkn waa mid kazoo go'aya qalbiga qofkasta oo wax jecel
Waa hubaal inay soo jiidanayan qofka agtada qaaliga ku ah ee aad u isticmaali rabtid si aad usoo jidato.
Marka nala soco oo nala jaan qaad,
Halkan waxa kugu soo gudbinena ereyo jacel oo xul ah:
1:jacelyga aan ku qabo waa mid baaxad weyn kazoo aysan jirin
halbeeg
lagu qiyaasi karo ama lagu cabiri karo.
2:codkaagu waxuu dhayaa
dareenkeyga hubaal waan ku jeclahay.
3:waxan ku haminaya
inaan isku wheel ahaano isku weedh ahaano ogow waan ku hibeeyay nafteydah.
4:waa markii ugu
horeysay murugtaydu isku badasho farxad.
5:waxa tahay riyo oo aan
markasta ku rajo weynaa oo aan marwalbo ku raja weynaa in ay mar un ii rumoodi
doonto.
6:waligey ma joojin
jecelkada,waan ku jeclan doona inta aan noolahay.
7:waxa tahay riyadeyda
qaaliga mana sawiran karo.
8:mana ogen waxa jecelku
yahay ilaa aan markii ugu horeysay indhaha ku saaray adi.
9:waxaad mudan tahay
gabi ahaanba wax waliba la joogintaada waa qeexitan jecel nadiif ah.
10:waxaan ku jeclahay
sida daruuruhu ujecelyihin cirka.
11:waxaan raba inaan
kula joogo laba waqti waqtiga murugada iyo waqtiga farxada.
12:maxa yeelay farxada
murugo la aan qiima malan.
13:sidoo kale murugo la
aan farxad laguma raaxaysan karo
14: bbe, waa
ogtahay inaan daawan aflaamta romatiga ah sababtoo ah.
15:inaga ayaa sameynay
qisada jacel ee ugu wanagsan abid.
16:uma baahni sawir aad
leedahay aan ku dhegsato qolkeyga sababtoo ah qalbiga aa ku sawirantahay.
17:way adag tahay inaa
hesho qof ku jeclaanaya inta noloshiisa ka dhiman.
18:adiga barashadaada
iyo kusoo biiri taanka aadku soo birtay nolosheda.
19:waxa ay wax ka
badashay fikradihii aan ka aaminsana jecelka.
20:waxad igu abuurtay
dareen kazoo lamagac baxay jaceel.
21:waxad itustay
kalgaceyl kazoo igeliyay farxad.
22:way fududahay sida
qof lagu jeclaado balse way adagtahay sida lagu ilawo.
23:habeen iyo malin kama
baxdid qalbigayga waxad kusoo noqnoqota niyaydayda waayo waan ku jeclahay.
24:waxaa tahay fiilo aan
ku shaqeeyo iyo dareen xubin kasta oo iga mida.
25:inaan ku jeclahay
waxa iiga dhigtey subax waliba mid qurxoon.
26:codkaagu waa jabaqda
aan ugu jeclahay.
27:waxan ka helay qaabka
aad ii taabato adiga oo aan isticmaayn gacmahaaga.
28:waxaan jeclahay
marka aad isoo dirto qoraalo kuwaas oo aan dhoolacadeyo marwaliba
Oon akhriyo dhibkasto oo
aan ku jiro.
29:marka aan kuleeyahay
waan ku jeclahay igama ah caado keliya ee waxan ku xasuusinaya
inaad tahay qeyb ka mid ah nolosheyda.
30:waanku ogolaan inaad kasoo muuqato riyooyinkayga habeen kasta,haddi adna sido kale adna
ogolaato.
31:dadbaa waxey raadiyaan noloshooda oo dhan iney helaan waxa aan adiga kaa helay.
32:waxa aan doonaya inaan ku nolaado ,seexdo kana soo tooso agtaada.
33:wax kasta oo aan u baahnaa si aan u farxo waxu uu ahaa jaceyl adiga ayaa kula kulmay
hada waxba uma baahni.
34:marmarka qaar indhahayga waxay ka maseeraan qalbigayga waayo had iyo jeer waxad
u dhowdahay qalbigeyga.
35: muhiim ma aha mesha aan joogo mar waliba waxan ahay kaaga.
36:waxan jeclahay qaab aan ku dareemo xitaa hadii agagaarkayga aanad ku dhaweyn.
waxan filaya ina sifican ugu faaiday"20+ ereyo jaceyl oo qalbiga taabanaya|2022"
Ereyo jaceyl iyo raaligalin|Ereyo jaceyl|2022
Ereyo jaceyl oo soo jiidasho leh ku dheh lamanahaga