TOP 5 ciyaryahanada ugu mushaarka badan kooxaha waa weyn ee premier league|2022-2023

 

 Kubada cagtu waa sportska ugu taageeraha badan addunka kasoo ka dhigeso inay qaatan laacibinta lacago waali  ah waxana musharadkas bixiyo top 5 team yada league kasta kuna bixiyan ciyaaryahanka tayadiisa xirfadeed.waxana markasta u heelanahay inaa ku soo gudbino xogaha ku saabsan  kubada cagta.horyaalka aa maanta soo qaadaneeno waa horyaalka ugu xamasada badan xiligan la joogo ee premier league TOP 6 teams iyo TOP 5 ciyaryahanada ugu musharka badan koox kasta

top 5 ciyaaryahanada premier leage
Taasoo ey ku helaan xirfadooda iyo hadba taagerayasha ku xiran.waxana liiskan ka soo muuqan doono 
ciyaryahano ee ka mid yihin Cristiano ronaldo,Kevin De Brunye,mo salah ,paul pogba
Halkan manta waxuu kusoo gudbineena 5ta ciyaaryahan ee ugu mushaarka badan kooxaha waaweyn ee premier league:

   1: Manchester United                          


Players

Toddobaadki

Sanadkii

1:Cristiano Ronaldo

€510,000

€26,520,000

2:David De gea

€375,000

€19,500,000

3:Jadon Sancho

€350,000

€18,200,000

4:Raphael Varane

€340,000

€17,680,000

5:Paul Pogba

€290,000

€15,080,000

                                2:CHELSEA

PPLAYERS

Toddobaadki

Sanadkii

1:Romelu Lukaku

€290,000

€16,900,000

2:N’Golo Kante

€290,000

€15,080,000

3:Timo Warner

€272,000

€14,114,000

4:Chill well

€190,000

€9,880,000

5:Kepa Arrizabalaga

€155,000

€8,060,000

                                3:LIVERPOOL

PPLAYERS

Toddobaadki

Sanadkii

1:Virgil Van Dijk

€220,000

€11,400,000

2:THiago Alcantara

€200,000

€10,400,00

3:Mohamed Salah

€200,000

€10,400,00

4:Trent Alexander-Arnold

€180,000

€9,360,000

5:Roberto Firmino

€180,000

€9,360,000

                                    4:ARSENAL

PPLAYERS

Toddobaadki

Sanadkii

1:Tomas Partey

€200,000

€10,400,000

2:Nicolas Pepe

€140,000

€7,280,00

3:Ben White

€120,000

€6,240,00

4:Hector Bellerin

€110,000

€5,720,000

5:Kierney Tierney

€110,000

€5,720,000

                              5:MANCHESTER CITY

PPLAYERS

Toddobaadki

Sanadkii

1:kevin De Bruyne

€400,000

€20,800,000

2:Jack Grealish

€300,000

€15,600,00

3:Raheem Sterling

€300,000

€15,600,00

4:John Stones

€250,000

€13,000,000

5:Bernando Silva

€150,000

€7,800,000

                             6:TOTTEHAM HOTSPUR

PPLAYERS

Toddobaadki

Sanadkii

1:Hary Kane

€200,000

€10,400,000

2:Tanguy Ndombele

€200,000

€10,400,000

3:Heung-Min-Son

€140,000

€7,280,000

4:Pierre-Emile Hojberg

€101,923

€5,300,000

5:Lucas Moura

€80,000

€4,160,000

 Waxa rajaynaya ina si fican ugu bogatay”

TOP 5 ciyaryahanada ugu mushaarka badan kooxaha waa weyn ee premier league|2022-202

waxan samenay TOP 10 ciyaaryahana ugu mushaarka badan English Premier league waxaan soo qaadanena ciyaaryahanada ugu mushaarka badan inta aan hada soo sheegnay

1:Cristiano ronaldo

Manchester united

€510,000

2:Kevin De Bruyne

Manchester city

€400,000

3:David De gea

Manchester united

€375,000

4:Jadon Sancho

Manchester united

€350,000

5:Raphael Varane

Manchester united

€340,000

6:Romelu lukaku

Chelsea fc

€325,000

7:Jack Grealish

Manchester united

€300,000

8:Raheem Sterling

Manchester city

€300,000

 waxa u egtahy in machester united ee bixiso lacagaha ugu badan,Madama ey ka mid tahay kooxaha bixiyo musharaadka ugu badan kubada cagta.

halkan ka aqriso TOP 20 kooxaha ugu taajirsan kubada cagta sanadka 2022:

 

Ranking

team

Total Revenue

      1

Manchester city

€644.9M

      2

Real Madrid

€640.7M

      3

Bayern Munich

€611.4M

      4

Barcelona

€582.1M

      5

Manchester United

€558.0M

      6

Paris Saint-Germain

€556.2M

      7

Liverpool

€550.4M

Ranking

team

Total Revenue

          8

Chelsea

€493.1M

          9

Juventus

€433.5M

          10

Tottenham

€406.2M

          11

Arsenal

€366.5M

          12

Borusia Dortmund

€337.6M

          13

Athletico Madrid

€332.8M

          14

Inter Milan

€330.9M

Ranking

team

Total Revenue

           15

Leister city

€255.2M

           16

West Ham United

€221.5M

           17

Wolverhampton Wanderes

€219.2

           18

Everton

€218.1M

           19

Zenit

€212.0M

           20

Aston villa

€207.3M

  Fadlan nala soco oo nala jaan qaad si aan sare u kacno  ra’ayigaadga ciyaaryahanada kuwa u qalma iyo kuwaan u qalmin mushaarka xaga hoose noogo soo qor.

Mahadsanid.

          

Previous Post Next Post

Contact Form