TOP 10 highest paid players in la liga |2022

 

Ciyaartoyda kubbada cagta aduunka ugu mushaarka badan ayaa ah guud ahaan xidigaha ugu waa wayn kooxahooda. Ciyaartoydaan ayaa keeni kara mushaar aad u badan hadii ay u ciyaaraan koox sare oo Yurub ah ama mid ka mid ah horyaalada ugu waa weyn aduunka.

Ciyaartoyda kubbadda cagta adduunka ugu mushaarka badan ayaa ah qaar ka mid ah ciyaartoyda ugu fiican adduunka. Waxaa jira ciyaartoy kubbadda cagta ah oo aad u mushaar badan, mushaarkooda ayaana taas ka tarjumaysa.

halkan waxa maanta kusoo qadaneyn horyaalka xiisaha badan ee la liga.oo aad loogu jecelyahay labada kooxod ee kala ah barcelona iyo real madrid oo ah kuwa xiisaha uyeelan labadan kooxod
 ayaa laga jecel yahay adduun weynaha oo dhan oo loolan kooda ah mid aa u saareeyo.
halkan waxa kasoo muuqan doono ciyaaryahano waa weyn ey ka mid yihin"karim benzema,bale,hazard,grieazman,o.dembele,luka modric".

waxa maanta soo bandhigi doona horyaalka la liga top 5 iyo top top 5 ciyaaryahana ugu mushaar kasta kooxahaa waa weyn ee horyaal la liga.
top 10 highest paid palyers in la liga 2022


1:Real madrid

total wage bill:
€242,450,000 per year.
€4,662,500     per week.

Players name

    Per week

       Per year

1:Gareth bale

€528,000

€27,456,000

2:Eden hazard

€381,000

€19,812,000

3:David alaba

€359,000

€18,668,000

4:Toni kroos

€307,000

€15,964,000

5:Luka modric

€275,000

€14,300,000

6:Karim benzema

€275,000

€14,300,000


2:Barcelona

total wage bill:
€156,358,800  per year.
€3,006,900      per week.

Players name

 Per week

 Per year

1:Ousmane dembele

€287,000

€14,924,000

2:Samuel umititi

€263,000

€13,676,000

3:Sergio busquests

€253,000

€13,516,000

4:Jordi alba

€231,000

€12,012,000

5:Sergio roberto

€164,000

€8,528,000


3:Athletico madrid

total wage bill:
€134,529,200  per year
€2,587,100      per week.

Players name

 Per week

 Per year

1:Antonio Griezmann

€351,000

€18,252,000

2:Luis suarez

€263,000

€13,676,000

3:koke

€262,000

€13,624,000

4:jan oblack

€253,000

€13,156,000

5:joao felix

€154,000

€8,008,000


4:Sevilla

total wage bill:
€60,840,000 per year
€1,170,000   per week.

Players name

 Per week

Per year

1:Anthony martial

€180,000

9,360,000

2:Ivan rakitic

€107,000

€5,564,000

3:Nemanja gudeji

€86,000

€4,478,000

4:munir

€81,000

€4,212,000

5:Jesus navas

€74,000

€3,848,000

5:Athletico bilbao

total wage bill:
€43,706,000 per year

€43,706,000 per week.

Players name

 Per week

 Per year

1:Inaki williams

€189,000

€9,828,000

2:inigo martinez

€147,000

€7,644,000

3:raul garcia

€93,000

€4,836,000

4:yuri

€71,000

€3,690,000

5:unai simon

€55,000

€2,860,000


halkan waxan idinku diyaarinay dhamaan ciyaar yahada ugu mushaarka badan horyaalka la liga
tobanka ciyaar yahan ee ugu mushaarka badan.

1:Gareth bale

Real madrid

€27,456,000

2:Eden hazard

Real madrid

€19,812,000

3:David alaba

Real madrid

€18,668,000

4:Antonio griezmann

Athletico madrid

€18,252,000

5:Toni kroos

Real madrid

€15,964,000

6:Ousmane dembele

barcelona

€14,924,000

7:Luka modric

Real madrid

€14,300,000

8:karim benzema

Real madrid

€14,300,000

9:luis suarez

barcelona

€13,676,000

10:koke

Athletico madrid

€13,624,000


Ciyaartoydan ayaa waxa ay ka mid yihiin kuwa ugu mushaarka badan kubada cagta waxa ayna mushaarkooda ka turjumeysaa kartidooda iyo muhiimada ay ku leeyihiin ciyaaraha.

Mushaharka kubbada cagta ayaa ah mid ka mid ah mawduucyada loogu hadal haynta badan yahay ciyaaraha adduunka. Waxaa jira doodo badan oo ku saabsan waxa ay ciyaartoyda u qalmaan, iyo in kooxuhu ay lacag ku filan siiyaan ciyaartoydooda iyo in kale.

"top highest paid players in premier league"

iyo "top highest paid players in seria a


Previous Post Next Post

Contact Form